Taariikhda Reer Cali Cafiif ( CALI_FIQI CUMAR) (Beesha sheekhaal )
abaadir cumar al_rida WAA KUMA CALI FIQI-CUMAR ( cali cafiif )? *Taariikhda Reer Sheekh Cali Cafiif* Uguhoreeyn waxaan salaan Qiima badan hawada umarinayaa dhalinyarada Reer Sheekh Cali Cafiif Awoowe Sheekh Cali Cafiif Dib uma soo laabanayo dafiirtiisa ayaa laga rabaa ineey midoobaan Sheekh Cali Cafiif Kale lama Raadinaayo inuu mideeyo anaga ayaa inalaga rabaa inaan Mideeyno . WAA MAXAY MIDNIMO REER SHEEKH CALI CAFIIF ? Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan Dhashii Awoowgeey Sheekh Cali Cafiif oo dhan meel kasta ay joogaan salaan kadib, wuxuu Maqaalkan kooban ku saabsa]nyahay Midnimada iyo Faaidada ay uleedahay Reer Sh. Cali Cafiif Waxaan usoo bandhigayaa Dhalinyarada ku jirta Madashan qiimaha badan si ay u gartaan Midnimada ka maqan faa-idooyinka ay leedahay, waxaan filayaa in maqaalkan kaga bogon doontaan Midnimada iyo faaidooyinkeeda iyo markaan weynay waxa inoo beddelay. Sidookale Maxaa sababay Dhashii sheekh Ineey is garan weeydo ? 1. Waa...